About Us
Ku soo dhawaada Koko Guide
Koko Guide waa madal aqooneed oo loogu talagalay qof kasta oo raba inuu ka faa’iideysto fursadaha aan dhamaadka lahayn ee internet-ka. Waxaan halkan u joognaa inaan ku barno nidaamyada ugu casrisan ee aad ku dhisan karto dakhli dhab ah oo online ah, adigoo isticmaalaya xirfado la tijaabiyay
Yaan Nahay
Waxaan ahay khabiir ku takhasustay suuq-geynta dhijitaalka ah (Digital Marketing). Hiigsigaygu waa inaan dadka Soomaaliyeed ee raba inay noloshooda beddelaan u fududeeyo barashada ganacsiga online-ka, anigoo meesha ka saaraya wareerka iyo aqoon la’aanta hortaagan bilowgaaga
Hadafkayga
Hadafkaygu waa inaan kugu haggo jidka aad ku gaari karto madax-bannaani dhaqaale. Waxaan rabaa inaan ku baro sida loo abuuro, loo suuq-geeyo, loona iibiyo alaabada dhijitaalka ah ee caalamiga ah adigoo isticmaalaya aqoontayda iyo khibraddayda.
Waxyaabaha aan kuu qabto
- UI UX Design
-
Digital Wealth Academy (DWA): Waxaan ku barayaa suuq-geynta iyo dhisidda ganacsi automatic ah.
Create for Cash: Waxaan ku tusayaa sida hal-abuurkaaga loogu beddelo dakhli caddaan ah.
PLR Marketing: Waxaan ku caawinayaa inaad ka ganacsato alaabada dhijitaalka ah ee diyaarka ah.
Affiliate Strategy: Waxaan ku barayaa sida loo iibiyo badeecadaha caalamiga ah adigoo helaya komishan.
Digital Tools: Waxaan ku barayaa qalabka lagama maarmaanka u ah ganacsi kasta oo online ah.
Maxaad aniga ii dooranaysaa?
Waxaan kuu keenayaa xog dhab ah oo aan ahayn aragti kaliya. Waxaan xoogga saaraa nidaamyo kuu ogolaanaya inaad dakhli abuurto adigoo eber ka bilaabaya, anigoo ku siinaya hagid toos ah iyo qalabka aad u baahan tahay si aad guul u gaarto
Guushayda
Fursad aad ku leedahay xuquuqda alaabada PLR.
Dakhli Joogto ah: Waa hadafka aan kuu dhisayo
No Experience: Ma u baahnid aqoon hore si aad iila bilowdo
Full Support: Waxaad naga helaysaa taageero joogto ah
Ma diyaar u tahay inaad iila bilowdo safarkaaga dakhli abuurka?
Ha sugin berrito, bilow maanta oo ila baro sida looga faa’iideysto Digital Wealth Academy iyo fursadaha kale ee aan kuugu diyaariyay Koko Guide